Caawin

Dhammaan qormooyinka iyo maqaalada ku saabsan caawinta macaamiisha www.somexams.com, ayaad halkan ka helaysaa.

Sidee isaga diiwaan gelin karaa SOMEXAMS?

SOM EXAMS waa web waxbarasho oo adeegyadiisa ay ka faa’ideystaan boqolaal arday oo u diyaar garoobaya imtixaanada shahaadiga ah ee fasalka 8aad iyo 12aad. Sidoo kale waxa ka faa’ideysta adeegyadeena bareyaasha iyo maamuleyaasha danaynaya xoojinta tayada ardayda si natiijo lagu faano uga gaaraan imtixaanada shahaadiga ah. Hadaba si aad uga faa’ideysato adeegyada kala duwan ee

Sidee isaga diiwaan gelin karaa SOMEXAMS? Read More »

error: Lama ogola !!
Exit mobile version