School student passing exam in classroom

ARRIMO KAA CAAWINAYA GEEDIGAAGA WAXBARASHO

Hordhac Waxbarashadu waa halbowlaha nolosha, waa hilinka loogu maro mustaqbalka la hiigsanayo, waa sababta ay subax walba ugu dareeraan dugsiyada ubaxii dalka, oo aan ka sugayno berri in ay hogaanka u qabtaan waddan asaagii ka hadhay oo hiil iyo hoo uga baahan. Marka laga yimaaddo muhiimadda ay leedahay waxbarashadu waxa jira xirfado ay khasab tahay …

ARRIMO KAA CAAWINAYA GEEDIGAAGA WAXBARASHO Read More »