Af-soomaali exam for 2014
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Af-soomaali 2014 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2014. Maadada: Af-soomaali. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 15 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 8 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa 📁 Ka …