Arabic exam for 2018
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Arabic 2018 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2018. Maadada: Arabic. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 9 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 6 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa 📁 …