ardayga

Ixtiraamka macalinku waa hab dhaqanka ardayga wanaagsan

Hab dhaqanka ardayga wanaagsan

Hordhac Ugu horrayn rabbi baa mahad leh mawlaha khalqiga magan illaaah baa leh malaa’igta khayrka sidda iyo muxammed baa nuur leh ( N.N.KH) intaas dabadeed waxa aan qormadan kooban ku faallayn doonnaa astaamaha iyo dhaqanka uu ardayga wanaagsani leeyahay, si aynnu u fahanno astaamahaas iyo dhaqannadaas la iska rabo waxaa waajib ah in aynu ogaanno …

Hab dhaqanka ardayga wanaagsan Read More »

Ardayad soomaaliyeed oo muraajacaynaysa imtixaanka

10 Arrimood Oo Ardayga U Horseeda Inuu Imtixaanka Ku Guulaysto Q. 1aad

Soo noqnoqoshada sannadlaha ah ee imtixaanka waa in laga dhaxlaa khibrad suurta gelisa in si sahal ah oo Deganaani ku Jirto loo wajaho weydiimaha, iyada oo laga fogaanayo nooc walba oo cabsi iyo werwer ah.

Halkan waxaan kuugu soo gudbinaynaa ardayoow 10 arrimood oo ardayga u horseedadoona inuu imtixaanka ku guulaysto.

hands, receive, light-4153292.jpg

Mabaadi’da waxbarashada

Barashadu waa erey dulucdiisu tahay isbedel xidhiidh ah oo qofka gudihiisa kadhaca, waxa uuna ka dhiganyahay doorsoon ku yimaadda dhugmada qofka …

error: Lama ogola !!