Business 2020

Business exam for 2020

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Business 2020. Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2020. Maadada: Business. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 7 bog & warqadda tilmaamaha + cover. Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa . . …

Business exam for 2020 Read More »