Business exam for 2021
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Business 2021 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2021. Maadada: Business. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 11 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa…. Ka faa’ideyso kaydka …