Imtixaanka maadada Carabi

Carabi 2021

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Carabi 2021 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2021. Maadada: Carabi. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 4 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa…. Ka faa’ideyso kaydka imtixaanka …

Carabi 2021 Read More »