Chemistry exam for 2018
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Chemistry 2018 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2018. Maadada: Chemistry. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 13 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa 📁 …