Chemistry exam for 2021
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Chemistry 2021 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2021. Maadada: Chemistry. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 9 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa 📁 …