Government and Politics exam for 2020
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada government & politics 2020 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2020 Maadada: government and politics. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 7 bog & warqadda tilmaamaha + cover. Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 4 qaybood. Imtixaanka waad …