History 2020
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada History 2020 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2020. Maadada: History. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 7 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa…. Ka faa’ideyso kaydka imtixaanka …