Mathematics 2020

Mathematics exam for 2020

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Maths 2020   Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2020. Maadada: Mathematics. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 11 bog & warqadda tilmaamaha + cover. Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa . …

Mathematics exam for 2020 Read More »