Maths 2019

Mathematics exam 2019

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Maths 2019. Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2019. Maadada: Mathematics. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 15 bog & warqadda tilmaamaha + cover. Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa . . …

Mathematics exam 2019 Read More »