Physics exam for 2016
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Physics 2016 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2016. Maadada: Physics. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 15 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa Ka …