Physics 2020

Physics exam for 2020

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada physics 2020   Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2020. Maadada: Physics. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 7bog & warqadda tilmaamaha + cover. Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa . . …

Physics exam for 2020 Read More »