Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-Najaax
Warbixin Kooban Magaca: Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-Najaax Magaalada: Boosaaso. Aasaaska: 2000. Astaanta: Buug, qalin, qoraax, iyo wareeg ka kooban caleemo cagaaran & magaca dugsiga. Nooca: Nooca dugsiga Najaax waa isku dhafka Public/Private. Heerka: Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare. Manhajka: Manhajka waxbarasho ee dawladda Puntland. Geeddi-socodka dugsiga (2000-2022) Dugsiga Al-Najaax waxa la aasaasay sannad …