Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad waxbarasheedka 2023, warbixin dhammaystiran
Waxbarashadu waa furaha guusho iyo horumarka aadanaha, waa misbaaxa maanka, baanta nafta, istareexa araga, sooryada maqalka, iyo dhaxalka jiilka koraya. Ummaduhu waxau horomarka ugu kala dheereeyaan sida ay ugu kala horreeyaan geeddiga tacliinta, Soomaalida inkasta oo jug wayni ka soo gaartay burburkii dawladeed, haddana waa ummad shacabkeedu ka tayo badanyahay dawladaha kala danbeeya ee ay …
Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad waxbarasheedka 2023, warbixin dhammaystiran Read More »