Saynis 2015
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Saynis 2015 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2015. Maadada: Saynis. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 7 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa…. Ka faa’ideyso kaydka imtixaanka …