Imtixaanka maadada Saynis

Saynis 2019

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Saynis 2019 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2019. Maadada: Saynis. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 8 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa…. Ka faa’ideyso kaydka imtixaanka …

Saynis 2019 Read More »