Add new exam

send exam

Haddii aad jeceshahay in aad ka qayb qaadato kobcinta kaydka imtixaan ee Som-Exams, isla markaasna aad gacanta ku hayso imtixaan ka maqan mareegta fadlan ku soo dir gal xogeedka hoose.

Waxaan ku dedaalaynaa -idam alle- in aan sida ugu dhaqsoha badan ugu shubno mareegta, si ay uga faa’ideystaan ardayda

    FG:

    Haddii aad caqabad kala kulanto adeegsiga gal xogeedkan, waxaad imtixaanada noogu soo diri kartaa Whatsapp adiga oo riixaya button-ka hoos ka muuqda ⤵️

    error: Lama ogola !!