Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga ah ee fasalka 8aad iyo 12aad waxay halkan idiin ku soo gudbinaysaa imtixaannada shahaadiga ah ee dawladda federal-ka, si ay uga faa’ideystaan diyaargarowga imtixaanka.