Federal exams

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga ah ee fasalka 8aad iyo 12aad, waxay halkan idiin ku soo gudbinaysaa imtixaannada shahaadiga ah ee ah ee Dawladda Federal-ka, si ay uga faa’ideystaan ardayda dedaalka badan ee dhisaya mustaqbalkooda.

error: Lama ogola !!