Fursadaha ay haystaan Ardaydda barata Cilmiga dhaqaalaha. (The top jobs in economy students).
Inta badan Ardayddu waxa ay iswayddiiyaan waxyaabaha ay ka shaqayn doonaan marka ay Jaamacadda dhammeeyaan, waana su’aal macquul ay tahay in uu qofku uu iswayddiiyo, inkasta oo ay ka habboon tahay in uu ka horraysiiyo su’aashan Hal-abuurridda fikrad cusub oo aanu ka fekerin shaqo kaliya ( innovation thinking). Kaas oo u sahlaya in uu suuqii […]