Blog

Dhammaan qormooyinka iyo maqaalada ku kaydsan mareegta www.somexams.com, ayaad halkan ka helaysaa.

Ardayad soomaaliyeed oo muraajacaynaysa imtixaanka

10 Arrimood Oo Ardayga U Horseeda Inuu Imtixaanka Ku Guulaysto Q. 1aad

Soo noqnoqoshada sannadlaha ah ee imtixaanka waa in laga dhaxlaa khibrad suurta gelisa in si sahal ah oo Deganaani ku Jirto loo wajaho weydiimaha, iyada oo laga fogaanayo nooc walba oo cabsi iyo werwer ah.

Halkan waxaan kuugu soo gudbinaynaa ardayoow 10 arrimood oo ardayga u horseedadoona inuu imtixaanka ku guulaysto.

Sannad dugsiyeed cusub

Sannad dugsiyeed cusub, samee arrimahan si uu kuugu noqdo sannadkii guusha 🙂

Sannad dugsiyeed cusub Waaw! waxaan ku laabanaynaa dugsiga, runtii waxaan u xiisay fasalkayga, macalimiinta, iyo asxaabtayda. Wax yar joogso! Ma ihi qof aan la socon waaqaca ardayda soomaalida, Waan ogahay in qaybo badan oo ka mid ah aysan jeclayn maalmaha waxbarashada, iyo fadhiga dheer ee fasallada. Qormadan waxaan kugula wadaagi doonaa arrimo run u beddeli …

Sannad dugsiyeed cusub, samee arrimahan si uu kuugu noqdo sannadkii guusha 🙂 Read More »

hands, receive, light-4153292.jpg

Mabaadi’da waxbarashada

Barashadu waa erey dulucdiisu tahay isbedel xidhiidh ah oo qofka gudihiisa kadhaca, waxa uuna ka dhiganyahay doorsoon ku yimaadda dhugmada qofka …

Al-Najaax School

Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-Najaax

Warbixin Kooban Magaca: Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-Najaax Magaalada: Boosaaso. Aasaaska: 2000. Astaanta: Buug, qalin, qoraax, iyo wareeg ka kooban caleemo cagaaran & magaca dugsiga. Nooca: Nooca dugsiga Najaax waa isku dhafka Public/Private. Heerka: Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare. Manhajka: Manhajka waxbarasho ee dawladda Puntland. Geeddi-socodka dugsiga (2000-2022) Dugsiga Al-Najaax waxa la aasaasay sannad …

Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-Najaax Read More »

People with education related icons, resource

Wax barashada qurbaha sababo iyo caqabado

Hordhac Waxaan idinku salaamay dhammaan akhristayaasha iyo xiiseeyeyaasha aqoonta salanta ay isku salaamaan dadka jannada (Ahlu jannada) ee ah Asalaamu Calaykum Waraxmatu laahi Wabarakaatu, waxaa mahad balaadhani usugnaatay Alihii igu guuleeyey in aan dhammaystiro maqaal waxbarasheedkan aan u arko in uu muhiim u yahay arday walba oo safar waxbarasho u tegaya meel ka baxsan wadankiisa …

Wax barashada qurbaha sababo iyo caqabado Read More »

error: Lama ogola !!