Business exam for 2024
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Business 2024 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2024. Maadada: Business. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 14 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa Ka […]