Chemistry exam for 2007
Tilmaamaha imtixaanka Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: Chemistry 2007 Sannadka: 2007 Maadada: Chemistry . Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 16 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa […]