ICT

Dhammaan imtixaannada shahaadiga ah ee maadada ICT, ayaad halkan ka helaysaa.

ICT 2019

ICT exam 2019

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada ICT 2019. Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2019. Maadada: ICT. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 11 bog & warqadda tilmaamaha + cover. Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa . . […]

ICT exam 2019 Read More »

ICT 2018

ICT exam for 2018

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada ICT 2018. Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2018. Maadada: ICT. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 7 bog & warqadda tilmaamaha + cover. Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa . .

ICT exam for 2018 Read More »

error: Lama ogola !!