Mathematics 2022
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Mathematics 2022 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2022. Maadada: Mathematics. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 4 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa…. Ka faa’ideyso kaydka imtixaanka […]