Puntland exams

Halkan waxaad ka helaysaa dhammaan imtixaannada shahaadiga ah ee Puntland.

Geography-F4-PL-08

Geography Exam for 2008

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa  imtixaanka maadada Geography 2008 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2008. Maadada: Geography . Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 14 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa

Geography Exam for 2008 Read More »

error: Lama ogola !!