Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga ah ee fasalka 4aad waxay halkan idiin ku soo gudbinaysaa imtixaannada shahaadiga ah ee Puntland, si ay uga faa’ideystaan diyaargarowga imtixaanka.