Puntland exams

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga ah ee fasalka 8aad iyo 12aad, waxay halkan idiin ku soo gudbinaysaa imtixaannada shahaadiga ah ee ah ee Puntland (Puntland Exams), si ay uga faa’ideystaan ardayda dedaalka badan ee dhisaya mustaqbalkooda.

error: Lama ogola !!