Af-Soomaali exam for 2010

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: Af-Soomaali 2010 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2010 Maadada: Af-Soomaali. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 17 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 5 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa Ka […]

Af-Soomaali exam for 2010 Read More »