Af-soomaali 2018
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Af-soomaali 2018 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2018. Maadada: Af-soomaali. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 8 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 4 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa…. Ka faa’ideyso kaydka imtixaanka …