AF-SOOMAALI 2020
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada AF-SOOMAALI 2020 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2020. Maadada: AF-SOOMAALI. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 6 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 5 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa…. Ka faa’ideyso kaydka imtixaanka …