Af-soomaali exam for 2022
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Af-soomaali 2022 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2022. Maadada: Af-soomaali. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 10 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 5 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa Ka …