Day1 exam for 2020
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka Maalinkii kowaaad: Day1 Exam Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2020 Maadooyinka: Geography, History, English, Mathematics & Arabic Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 12 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 5 qaybood. […]