AF-SOOMAALI exam for 2023
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada AF-SOOMAALI 2023 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2023. Maadada: AF-SOOMAALI. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 7 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 5 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa Ka […]
AF-SOOMAALI exam for 2023 Read More »








