Economic

Fursadaha ay haystaan Ardaydda barata Cilmiga dhaqaalaha. (The top jobs in economy students).

Inta badan Ardayddu waxa ay iswayddiiyaan waxyaabaha ay ka shaqayn doonaan marka ay Jaamacadda dhammeeyaan, waana su’aal macquul ay tahay in uu qofku uu iswayddiiyo, inkasta oo ay ka habboon tahay in uu ka horraysiiyo su’aashan Hal-abuurridda fikrad cusub oo aanu ka fekerin shaqo kaliya ( innovation thinking). Kaas oo u sahlaya in uu suuqii […]

Fursadaha ay haystaan Ardaydda barata Cilmiga dhaqaalaha. (The top jobs in economy students). Read More »

Noocyada nidaam dhaqaale ee jira (types of economic systems)

Noocyada nidaam dhaqaale ee jira (types of economic systems)

Noocyada nidaam dhaqaale ee jira (types of economic systems)  Waddamada Adduunka ka jira waddan walba waxa uu leeyahay nidaam dhaqaale oo uu ku shaqeeyo, qormadeenna maanta waxa aynu ku eegaynaa afar nidaam dhaqaale oo adduunka ka jira iyo waddamada isticmaala. Afartan nidaam dhaqaale ayaa kala ah:  Traditional economic system.  Market economic system. Command economic system. 

Noocyada nidaam dhaqaale ee jira (types of economic systems) Read More »

error: Lama ogola !!