English exam for 2022 P2
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada English 2022 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2022. Maadada: English. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 11 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa 📁 …