Imtixaanka maadada Af-soomaali 2017

AF-SOOMAALI 2017

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada AF-SOOMAALI 2017 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2017. Maadada: AF-SOOMAALI. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 12 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 5 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa….2 Ka faa’ideyso kaydka imtixaanka […]

AF-SOOMAALI 2017 Read More »