saynis exam for 2023
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada saynis 2023 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2023. Maadada: saynis. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 7 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa Ka faa’ideyso […]