Day2 exam for 2020
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka Maalinkii kowaaad: Day2 Exam Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2020 Maadooyinka: Biology, Chemistry, Physics, Af-soomaali & Islamic Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 12 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 5 qaybood. […]