Waa maxay dhaqaaluhu? (what is economics)
Eraygani asal ahaan waa eray Giriig ah, kaas oo ka yimi kelmadda economos, taas oo macnaheedu yahay cidda guriga maamusha (one who manages household), sababta sidaas loo yidhina waxa weeye, in dhaqaaluhu u baahan yahay maamul sida shaqada guriguba ugu baahan tahay maamulid. Dhaqaaluhu waxa uu ka mid yahay cilmiyada adduunka ugu da’da yar (economic […]