koobid buug

market structures

Qaababka suuqa (market structures)

Dhaqaalayahannadu markii ay darseen dabeecadaha suuqyada (market structures) waxa ay suuqyada ukala saareen afar nooc (Four types), kuwaas oo kala ah : Perefect competition. Monoplistic competition.  Oligopoly.  Monopoly. Afartan nooc, mid ahaan ayuu noqon karaa suuqu, waxa aynu xusi doonnaa tilmaaha mid kasta oo ka mid ah afartan suuq iyo waxyaabaha keenaya (Determinants of market […]

Qaababka suuqa (market structures) Read More »

Fursadaha ay haystaan Ardaydda barata Cilmiga dhaqaalaha. (The top jobs in economy students).

Inta badan Ardayddu waxa ay iswayddiiyaan waxyaabaha ay ka shaqayn doonaan marka ay Jaamacadda dhammeeyaan, waana su’aal macquul ay tahay in uu qofku uu iswayddiiyo, inkasta oo ay ka habboon tahay in uu ka horraysiiyo su’aashan Hal-abuurridda fikrad cusub oo aanu ka fekerin shaqo kaliya ( innovation thinking). Kaas oo u sahlaya in uu suuqii

Fursadaha ay haystaan Ardaydda barata Cilmiga dhaqaalaha. (The top jobs in economy students). Read More »

Noocyada nidaam dhaqaale ee jira (types of economic systems)

Noocyada nidaam dhaqaale ee jira (types of economic systems)

Noocyada nidaam dhaqaale ee jira (types of economic systems)  Waddamada Adduunka ka jira waddan walba waxa uu leeyahay nidaam dhaqaale oo uu ku shaqeeyo, qormadeenna maanta waxa aynu ku eegaynaa afar nidaam dhaqaale oo adduunka ka jira iyo waddamada isticmaala. Afartan nidaam dhaqaale ayaa kala ah:  Traditional economic system.  Market economic system. Command economic system. 

Noocyada nidaam dhaqaale ee jira (types of economic systems) Read More »

error: Lama ogola !!