Mathematics-P2 exam for 2024

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: Mathematics-P2 2024 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2024 Maadada: Mathematics. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 12 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa Ka […]

Mathematics-P2 exam for 2024 Read More »