Imtixaanka dawladda, maadada Saynis 2020

Saynis exam for 2020

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga ah ee fasalka 8aad, waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: Saynis 2020 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2020 Maadada: Saynis. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 4 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 1 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa […]

Saynis exam for 2020 Read More »