Som-Exams

1- Sidee isaga diiwaan gelin karaa somexams?

Sidee isaga diiwaan gelin karaa SOMEXAMS?

SOM EXAMS waa web waxbarasho oo adeegyadiisa ay ka faa’ideystaan boqolaal arday oo u diyaar garoobaya imtixaanada shahaadiga ah ee fasalka 8aad iyo 12aad. Sidoo kale waxa ka faa’ideysta adeegyadeena bareyaasha iyo maamuleyaasha danaynaya xoojinta tayada ardayda si natiijo lagu faano uga gaaraan imtixaanada shahaadiga ah. Hadaba si aad uga faa’ideysato adeegyada kala duwan ee […]

Sidee isaga diiwaan gelin karaa SOMEXAMS? Read More »

Chemistry exam for 2010

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: Chemistry 2010 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2010 Maadada: Chemistry. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 11 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa Ka

Chemistry exam for 2010 Read More »

Day2 exam for 2020

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka Maalinkii kowaaad: Day2 Exam Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2020 Maadooyinka: Biology, Chemistry, Physics, Af-soomaali & Islamic Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 12 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 5 qaybood.

Day2 exam for 2020 Read More »

Day1 exam for 2020

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka Maalinkii kowaaad: Day1 Exam Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2020 Maadooyinka: Geography, History, English, Mathematics & Arabic Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 12 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 5 qaybood.

Day1 exam for 2020 Read More »

Fursadaha ay haystaan Ardaydda barata Cilmiga dhaqaalaha. (The top jobs in economy students).

Inta badan Ardayddu waxa ay iswayddiiyaan waxyaabaha ay ka shaqayn doonaan marka ay Jaamacadda dhammeeyaan, waana su’aal macquul ay tahay in uu qofku uu iswayddiiyo, inkasta oo ay ka habboon tahay in uu ka horraysiiyo su’aashan Hal-abuurridda fikrad cusub oo aanu ka fekerin shaqo kaliya ( innovation thinking). Kaas oo u sahlaya in uu suuqii

Fursadaha ay haystaan Ardaydda barata Cilmiga dhaqaalaha. (The top jobs in economy students). Read More »

Noocyada nidaam dhaqaale ee jira (types of economic systems)

Noocyada nidaam dhaqaale ee jira (types of economic systems)

Noocyada nidaam dhaqaale ee jira (types of economic systems)  Waddamada Adduunka ka jira waddan walba waxa uu leeyahay nidaam dhaqaale oo uu ku shaqeeyo, qormadeenna maanta waxa aynu ku eegaynaa afar nidaam dhaqaale oo adduunka ka jira iyo waddamada isticmaala. Afartan nidaam dhaqaale ayaa kala ah:  Traditional economic system.  Market economic system. Command economic system. 

Noocyada nidaam dhaqaale ee jira (types of economic systems) Read More »

Mathematics-P2 exam for 2024

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: Mathematics-P2 2024 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2024 Maadada: Mathematics. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 12 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa Ka

Mathematics-P2 exam for 2024 Read More »

Chemistry exam for 2024

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: Chemistry 2024 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2024 Maadada: Chemistry. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 10 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa Ka

Chemistry exam for 2024 Read More »

error: Lama ogola !!