English 2024
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada English 2024 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2024. Maadada: English . Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 6 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 5 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa…. Ka faa’ideyso kaydka […]