Qaababka suuqa (market structures)
Dhaqaalayahannadu markii ay darseen dabeecadaha suuqyada (market structures) waxa ay suuqyada ukala saareen afar nooc (Four types), kuwaas oo kala ah : Perefect competition. Monoplistic competition. Oligopoly. Monopoly. Afartan nooc, mid ahaan ayuu noqon karaa suuqu, waxa aynu xusi doonnaa tilmaaha mid kasta oo ka mid ah afartan suuq iyo waxyaabaha keenaya (Determinants of market […]